Ciidamada AMISOM oo dad shacab isku qoys ah ku dilay Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada AMISOM madaafiic ku garaaceen deegaano hoostaga Janaale oo dad shacab ah ku noolaayeen. Dadka kunool Tuulada Mishaani oo hoostagta Deegaanka Janaale ayaa xalay mar qura ka war helay madaafiic tuuladooda kusoo dhaceysa, waxaana madaafiicda qaar ku dhaceen guryo dad shacab ah … Continue reading Ciidamada AMISOM oo dad shacab isku qoys ah ku dilay Gobolka Shabeelaha Hoose